Saxiixa cusub ee Arsenal Declan Rice ayaa leh hami aad u wayn isaga oo doonaya in uu wax ka badal ku sameeyo kooxda.
Rice ayaa lacag badan uga soo dhaqaaqday kooxda West Ham United, iyadoo ku bilaabatay guuldarro 2-0 ah oo ka soo gaartay Manchester United.
24-sano jirkaan ayaa sheegay in uu doonayo ku guuleysiga horyaalka Premier League xilli ciyaareedkiisii ​​ugu horeeyay.
Wuxuu u sheegay kanaalka kooxda ee YouTube: “Ma sugi karo”.
“Markii aan kooxda u ssaxiixay waxa aan la hadlay tababaraha wanan wada taagnayn, garoonka dhexdiisa, Nasiib ayaan leeyahay inaan Emirates ku ciyaari doono”.
“Xilli ciyaareedkii hore jawigu waxa uu ahaa mid waalan, waxan Rajaynayaa in aan kooxda sii fiicneeyo xilli ciyaareedka cusub”.
Sii Akhriso: XASAASI: Hay’ad Caafimaad Oo Joojisay Adeegyadii Caafimaad Ee Ay Ka Wadeen Lasacaanood, Sabab.

Related



Source link