Kooxda Barcelona ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Oriol Romeu sida uu xaqiijiyay Fabrizio Romano.
Xiddiga Oriol Romeu ayaa ka mid ah saxiixyadii ugu dambeeyay ee kooxda Barcelona ee suuqa kala iibsiga xagaaga
Romano ayaa xaqiijiyay in uu xiddiga Oriol Romeu ku baasay tijaabada caafimaadka kooxda Barcelona isla markaas noqday xiddig Barcelona.
Xiddiga Oriol Romeu ayaa qalinka ku duugay heshiis hal sano ah oo uu ku joogi doono kooxda ilaa sanadka 2024.
Sii Akhriso: Al-Shabaab Oo Go’doon Galisay Magaalo Ku Taalla Somaliya
Related