Kooxda West Ham ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in xiddiga khadka dhexe ee Declan Rice ku biiray kooxda Arsenal.
West Ham ayaa xiddiga Rice ka dhigtay saxiixeeda ugu qaalisan ee ay iibiso iyada oo ku iibisay xiddiga 105 milyan oo euro.
Sidoo kale xiddiga khadka dhexe ayaa fariin macasalaamayn ah u diray taageerayaasha kooxdiisa West Ham.
Si kasta ha ahaatee Arsenal ayaan wali xaqiijin in ay dhamaystireen saxiixa xiddiga iyada oo la filayo in ay sacadaha soo socda ku dhawaaqdo heshiiska xiddiga.
Sii Akhriso: Somaliland Oo Ka Jawaabtay Warkii Ay Ha’yadda Caafimaadka Adduunku Ka Soo Saartay Lasacaanood.
Related