Kooxda Arsenal ayaa xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga Jurrien Timber oo ay kala soo wareegtay kooxda Ajax.
Timber ayaa noqday saxiixii 2-aad ee ay Arsenal si Rasmi ah u xaqiijiso kadib Kai Havertz.
Timber ayaa qalinka ku duugay heshiis wakhti fog ah oo uu ku joogi doono kooxda ku ciyaarta Emirates.
Xiddiga reer Netherlands ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay ku biirista kooxda Arsenal isla markaas uu la shaqeeyo Mikel Arteta.
Sii Akhriso: Hay’adda Caafimaadka Adduunka Oo War Ka Soo Saartay Dagaalka Lasacaanood.

Related



Source link