Kooxda Arsenal ayaa si Rasmi ah u dhamaystirtay saxiixa Xiddiga Jurrien Timber kaas oo ay kala soo wareegtay Ajax.
Timber ayaa ku soo biiray kooxda isaga oo noqday saxiixii 2-aad ee xagaaga ee ay kooxdu xaqiijiso.
Kooxda Arsenal ayaa xaqiijisay in Timber uu kooxda u xidhan doono No.12 kadib markii uu ku soo biiray kooxda.
Lambarka No.12 ayaa ahaa mid banaan iyada oo uu baneeyay Saliba oo u guuray Lambarka No.2 xilli ciyaareedkan.

Sii Akhriso: Hay’adda Caafimaadka Adduunka Oo War Ka Soo Saartay Dagaalka Lasacaanood.

Related



Source link