Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka Hordhaca ah ee is reeb-reebka koobka adduunka 2026 ka dhici doona dalalka Canada, USA iyo Mexico.
Xulka qaranka Somalia oo ku jiray Pot 6 Ayaa ku dhacay Group-ka G iyaga oo la Group noqday xulalka Guinea, Uganda, Mozambique, Botswana Iyo Algeria kuwaas oo ay Somaliya kula tartami doonto kaalinta 1-aad.
Sidoo kale xulka D.Jibouti ayaa ku soo baxay Group A iyaga oo la Group noqday xullaka Masar, Burkina Faso iyo Ethiopia Kuwaas oo ku tartami doona kaalinta 1-aad.
13 bishan November ayaa si Rasmi ah loo bilaabi doonaa kulamada is reeb-reebka koobka adduunka ee qaarada Africa.
Group A: Egypt, Burkina Faso, Guinea-Bissau, Sierra Leone, Ethiopia, D.jibouti,
Group B: Senegal, Congo DR, Mauritania, Togo, Sudan, South Sudan,
Group C: Nigeria, South Africa, Benin, Zimbabwe, Rwanda, Lesotho,
Group D: Cameroon, Cabo Verde, Angola, Libya, Eswatini, Mauritius
Group E: Morocco, Zambia, Congo, Tanzania, Niger, Eritrea,
Group F: Côte d’Ivoire, Gabon, Kenya, Gambia, Burundi, Seychelles,
Group G: Algeria, Guinea, Uganda, Mozambique, Botswana, Somalia,
Group H: Tunissia, Equatorial Guinea, Mamibia, Malawi, Liberia, São Tomé and Príncipe,
Group I: Mali, Ghana, Madagascar, Central African Republic, Comoros, Chad,
Sii Akhriso: DEG-DEG: Al-Shabaab Oo La Wareegtay Saldhig Ay Ciiamada Nabad Ilaalintu Ku Wareejiyeen Ciidamada Somaliya.
Related