Liverpool ayaa qarka u saaran in ay Lumiso xiddiga Fabinho sida ay sheegayaan wararka haatan soo baxaya.
Sida laga soo xigtay n@neewssports, Fabinho ayaa si Rasmi ah ugu biiray kooxda ka ciyaarta horyaalka sucuudiga ee Al-Ittihad.
Saacadihii la soo dhaafay ayay soo bexeen warar sheegaya in ay Al-Ittihad dalab 40 milyan ah ka gudbisay saxiixa Fabinho si ay uga dhigto saxiixeedii ugu dambeeyay.
Mustaqbalka Fabinho ee Liverpool ayuu shaki weyn ku jira kadib markii uu xiddigu qaab ciyaareed liita soo bandhigay kulamadii xilli ciyaareedkii hore.
Haatan wararka soo baxaya ayaa sheegaya in Heshiiska uu Fabinho ugu biirayay Al-Ittihad in la dhamaystiray oo ay kooxda ka ciyaarta sucuudiga ku guulaystay saxiixiisa.
Sii Akhriso: DEG-DEG: Al-Shabaab Oo La Wareegtay Saldhig Ay Ciiamada Nabad Ilaalintu Ku Wareejiyeen Ciidamada Somaliya.

Related



Source link