Kooxda Barcelona ayaa xaalad dhaqaale ku jirtay sanadihii ugu dambeeyay iyada oo si weyn ugu dhibaatootay xaalada dhaqaale.
Tan ilaa markii uu dilaacay xanuunka Korona, Barcelona ayaa la daalaa dhacday dhinaca dhaqaalaha.
Laakiin arintaas ayaan Barcelona ka hor istaagin in ay xoojiso kooxdeeda iyada oo samaysay saxiixo badan oo fiican.
Barcelona ayaa la timid qorshe ay xiddigo xor ah kula wareegaysay sanadihii ugu dambeeyay si ay uga kabsadaan xaalada dhaqaale.
Hadaba Halkna Kaga Bogo Liiska xiddigaha Barcelona ay qaab xor ah kula soo saxixatay 3-dii sano ee ugu dambeeyay
2021
Sergio Aguero
Memphis Depay
Eric García
Dani Alves
2022
Pierre-Emerick Aubameyang
Franck Kessie
Andreas Christensen
Marcos Alonso
Héctor Bellerin
2023
Ilkay Gündogan
Inigo Martínez
Related