Kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa in ay heshiis is dhaafsi ah u soo bandhigtay kooxda chelsea sida ay sheegayaan wararku.
Juventus ayaa Doonaysa in ay chelsea u so bandhigto xiddiga Dusan Vlahovic si ay iyaguna uhelaan xiddiga Romelu Lukaku.
Sida laga soo xigtay Il Corriere della Sport, chelsea ayaa Juventus wax ka waydiisay qiimaha xiddiga Vlahovic.
Juventus ayaana u sheegtay fikirad ah in ay isku dhaafsadaan xiddigaha Vlahovic iyo Lukaku.
Juventus ayaa diyaar u ah in ay aqbasho lacag dhan 25 milyan oo euro iyo waliba xiddiga Romelu Lukaku si ay ugu ogolaato saxiixa Vlahovic.

Related



Source link