Manchester United ayaa laga yaabaa inay hesho goolhaye cusub habeenka Jimcaha ka dib markii ay guul ka gaadheen wada xaajoodyada ay kula soo wareegayaan Andre Onana Sida ay sheegayaan Wararku.
Man United ayaa wadahadalo horumar leh kula jira kooxda Inter Milan iyaga oo doonaya in ay saxiixiisooda 2-aad ka dhigaan Goolhayr Onana.
Labada kooxood ayaa ku dhaw in ay 40 milyan oo euro kaga heshiiyaan saxiixa Goolhayaha sida ay sheegayaan Wararku.
Red Devils ayaa ku rajo weyn in ay saacadaha soo socda si ay u dhamaystiraan saxiixa Goolhayaha.

Related



Source link