Xiddiga Kai Havertz ayaa ku biiray kooxda Arsenal iyada oo Gunners habeenimadii khamiistii ku dhawaaqday saxiixa xiddiga.
Havertz ayaa noqday xiddigii ugu dambeeyay ee ku kala biira labada kooxood ee reer London sanadihii ugu dambeeyay.
Inkasta oo ay labada kooxood yihiin kuwo ku xafiiltama magaalada London hadana waxa ay sanadihii la soo dhaafa la kala wareegeen xiddig.
Arsenal iyo chelsea ayaa la kala wareegay xiddigo badan lamana tirin karo maadama ay sanado badan la kala wareegayeen.
Waxa shax laga sameeyay xiddigihii ugu fiicnaa ee ay labada kooxood la kala wareegeen sanadihii la soo dhaafay ilaa wakhtigan la taaganyahay.

Sii Akhriso: Dalka Turkey-ga Oo Ka Fal Celiyay Kitaabkii Lagu Gubay Dalka Sweden Maalintii Ciida

Related



Source link