Man United ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Mason Mount kaas oo ay ka dhigtay saxiixeedii ugu horeeyay ee suuqa kala iibsiga xagaaga.
Red Devils ayaa Man United kala heshiisay saxiixa Mount Kooxda chelsea kadib markii ay miiska saareen lacagta ay Blues doonaysay.
Xiddiga Man United ayaa u saxiixay heshiis wakhti fog ah kadib markii uu heshiiska shaqsiga ah la gaadhay kooxda Red Devils.
Mount ayaa qalinka ku duugay heshiis 5 sano ah oo uu kooxda ku joogi doono ilaa xagaaga 2028.
Related