Xiddiga reer America ee Timothy Weah ayaa soo gaadhay magaalada Turin si uu tijaabada caafimaadka ugu maro kooxda.
Xiddiga u ciyaara Lille ayaa ku dhaw in uu dhamaystiro ku biiristiisa kooxda Juventus sida ay sheegayaan wararku.
Sida laga soo xigtay Fabrizio Romano, xiddiga Timothy Weah ayaa haatan soo gaadhay magaalada Turin halkaas oo uu tijaabada caafimaadka ku mari doono.
Xiddiga Timothy Weah ayaa maalinta khamiista ee bari ah tijaabada caafimaadka u mari doona kooxda Juventus si uu dhamaystiro ku biiristiisa.
Xiddiga garabka ka ciyaara ayaa la filayaa in uu qalinka ku duugo heshiis wakhti fog ah oo uu ku sii joogayo kooxda Juventus.

Related



Source link