Kooxda Man CIty ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Mateo Kovacic kaas oo ay kala soo wareegtay chelsea.
Man City ayaa Kovacic ka dhigtay saxiixeedii ugu horeeyay ee suuqa kala iibsiga xagaaga si ay ugu xoojiso khadka dhexe xilli ciyaareedka cusub.
Xiddiga Kovacic ayaa qalinka ku duugay heshiis 4 sano ah oo uu ku joogayo kooxda ku guulaystay saddexleyda taariikhiga ah xilli ciyaareedkii dhamaaday.

Related



Source link