Waxa la soo saaray jadwalka horyaalka La Ligs ee xilli ciyaareedka cusub ee 2023/2024.
Xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka La Liga ayaa bilaaban doonta 13 bisha August iyada oo Barcelona bilaaban doonto difaacashada horyaalka.
Kooxda Bacelona ayaa difaacashada horyaalka La Liga ku bilaaban doona kulanka ay la ciyaari doonto kooxda Getafe.
Kooxda Real Madrid ayaa la ciyaari doonta kooxda Athletic Club bilowga horyaalka La Liga ee xilli ciyaareedka cusub.
Halkan Kaga Bogo kulamada lagu furayo xili ciyaareedka La Liga:
Almería vs Rayo
Athletic Club vs Real Madrid
Atlético vs Granada
Celta vs Osasuna
Sevilla vs Valencia
Las Palmas vs Mallorca
Getafe vs Barcelona
Villarreal vs Betis
Real Soceidad vs Girona
Cádiz vs Alavés
Related