Waxa la soo saaray Liiska 20-ka xiddig ee da’yarka ah ee u tartami doona wiilka dahabiga ah ee sanadka 2023.
Xiddiga cusub ee kooxda Real Madrid Jude Bellingham iyo xiddiga kooxda Bayern Munich ee Jamal Musiala ayaa hogaaminaya xiddigaha u tartamaya abaalmarinta.
Sidoo kale xiddiga kooxda Barcelona ee Gavi ayaa ka mid ah xiddigaha u tartamaya abaalmarinta sanadkan.
Xiddiga kooda Liverpool ee Harvey Elliote ayaa sidoo kale ku jira xiddigaha u tartamaya abaalmarinta wiilka dahabiga ah ee sanadkan.

Related



Source link