Kooxda Arsenal ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga kooxda chelsea ee Kai Havertz kaas oo ay doonayso in ay ku xoojiso kooxdeeda xilli ciyaareedka dambe.
Gunners ayaa haatanba heshiiska shaqsiga ah la gaadhay xiddiga reer Germany waxana ay riixaysaa in ay dhamaystirto saxiixiisa.
Havertz ayaa ka ciyaari kara boosas badan oo weerarka ah waxana uu caawin karaa xiddigaha haatan kooxda u jooga.
Xiddiga reer Germany ayaa sidoo kale khibrad fiican u leh tartamada waaweyn sid champions League oo uu chelsea ku hogaamiyay.
Hadaba waxa la soo bandhigay halka uu Havertz ka gali kro shaxda haatan ee kooxda Arsenal.
Related