Final-ka champions League waa mid uu ku riyoodo xiddig kasta oo kubada cagta ciyaara iyada oo in uu gool ka dhaliyo sidoo kale tahay arin aad uu u jecelyahay xiddig kasta.
Xiddigaha u dhashay dalka Spain ayaa ah xiddigaha ugu badan ee gool ka dhaliyay Final-ka tartanka champions League iyada oo xiddiga Man City ee Rodri ugu dambeeyay.
12 xiddig oo ka soo jeeda Spain ayaa gool ka dhaliyay tartank champions Legaue tan ilaa xilli ciyaareedkii 1992/1993.
Waxa ku xiga xiddigaha reer Germany iyada oo 8 xiddig ka dhaliyeen gool final-ka tartanka champions League halak ay ku xigaan xiddigaha reer Brazil oo ay 7 xiddig ka dhaliyeen gool final-ka champions League.
Xiddigaha reer England ayay 6 xiddig ka dhaliyeen gool tartanka champions League final-ka halka ay xiddigaha reer Argentine iyo Itly sidoo kale ka dhaliyeen min 6 xiddig.
Halkan Hoose kaga bogo Xiddigaha goolasha ugu badan ka dhaliyay final-ka champions League.
Related