kooxda Arsenal ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga kooxda West Ham ee Declan Rice sida ay sheegayaan Wararku.
Rice ayaa la filayaa in uu isaga tago kooxda West ham inta lagu jiro suuqa xagaagan.
sida laga soo xigtay wargayska The Gurdian kooxda Arsenal ayaa ku dhaw in ay West Ham kala heshiiso saxiixa Decland Rice.
Isla wargayska ayaa sheegaya in ay Arsenal ayaa xiddiga ka bixinaysa lacag rikoodh ah si ay uga dhigto saxiixa ugu qaalisan taariikh kooxda.
Arsenal ayaa xiddiga reer England ka bixinaysa lacag dhan 100 milyan oo euro.

Related



Source link