Tababarayaasha Man City Iyo Inter ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka final-ka champions League.
Tababaraha Man City ayaa soo xushay shaxdiisa ugu adag isaga oo weerarkiisa ku bilwday xiddigaha Grealish iyo Haaland.
Sidoo kale Tababaraha Inter ayaa weerarkiisa ku bilaabay xiddigaha Lautaro Martinez iyo Dzeko iyada oo xiddiga reer Bosnia ka hor tagi doono kooxdiisii hore.
SHaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:
Man City: Ederson, Ake, Dias, Akanji, Stones, Rodri, Silva, De Bruyne, Gundogan, Grealish, Haaland
Kaydka : Ortega Moreno, Carson, Walker, Phillips, Laporte, Alvarez, Gomez, Mahrez, Perrone, Foden, Palmer, Lewis
Inter Milan: Onana, Darmian, Acerbi, Bastoni, Dumfries, Barella, Brozovic, Calhanoglu, Dimarco, Dzeko, Lautaro Martinez
Kaydka: Handanovic, Cordaz, Gagliardini, De Vrij, Gosens, Correa, Bellanova, Asllani, Mkhitaryan, D’Ambrosio, Skriniar, Lukaku
Related