Mauricio Pochettino ayaa si Rasmi ah loogu magacaabay tababaraha cusub ee kooxda chelsea isaga oo shaqada kala wareegaya Frank Lampard kadib dhamaadka xilli ciyaareedka.
Mauricio Pochettino ayaa qalinka ku duugay heshiis 2 sano ah oo uu ku hogaamin doono Stamford Bridge isaga oo noqday tababaraha joogtada ah ee kooxda.
Tababare Mauricio Pochettino ayaa ku caan baxay in uu yahay tababare qaab ciyaareed fiican ka soo saara xiddigaha da’yarka ah waxana uu hogaamin doonaa xiddigo chelsea oo da’yar ah.
Marka la eego xiddigaha ay Chelsea haysato tababare Mauricio Pochettino ayaa qaab ciyaareed fiican ka soo saari kara xiddigaha haatan jooga kooxda.
Ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub waxa la soo saaray sida ay noqon karto shaxda chelsea kadib markii uu Mauricio Pochettino la wareegay kooxda.

Related



Source link