United waxa ay kulankaan galayaan iyaga oo isha ku haya guul waliba ogsoon in kooxda Bournemouth ku leeyihiin rikoor guullo ah
Xogta Kulanka
*Guusha kali ah ee Bournemouth 10-kii kulan ee ugu dambeeyay Premier League ee ay ka gaartay Manchester United waxa ay ahayd 1-0 kulankii ugu dambeeyay ee xeebta koonfureed ee November 2019.
*Guuldaradaas ayaa ah midda kaliya ee ka mid ah 14-kii kulan ee ugu dambeeyay ee horyaalka iyo koobabka ee ay United ku fashilantay in ay wax gool ah  dhaliyaan.
*Manchester United ayaa bar-baraysay rikoorka kooxaha Premier League ee guuldarada ugu badan ku soo gaadha meel ka baxsan garoonkeeda hal xilli ciyaareed. 1989-90 waxa ay lumiyeen in ka badan sideed jeer.
*Waxa kaliya oo ay heleen sideed dhibcood sagaal kulan oo ay ku ciyaareen meel ka baxsan 2023 (2 guul , laba bar bar dhac iyo 5 guul darro”
 

Related



Source link