Kooxda Man City ayaa si Rasmi ah ugu guulaystay horyaalka premier League xilli ciyaareedkan iyaga oo aan xitaa ciyaarin kulan.
Man City ayaa uga mahad-celinaysa ku guulaysiga premier Legaue kooxda Nottingham Fores kuwaas oo ka badiyay kooxda Arsenal kulan premier League.
Kooxda Man City ayaa xilli ciyaareedkii 3-aad oo xidhiidh ah ku guulaystay horyaalka premier League kadib markii ay ku garaaceen kooxda Arsenal.
Kooxda Pep Guardiola ayaa ku guulaystay horyaalka iyaga oo 3 kulan uga dhimantahay dhamaadka xilli ciyaareedka horyaalka premier League.
Waxa intas sii dheer in uu Tababare Pep Guardiola markii 5-aad kula guulaystay horyaalka kooxda Man City.

Related



Source link