Egypt Oo Si Xarago Leh Ku Hantay Koobka African Nations Cup 2008.
ACCRA Waxaa si xamaasad leh habeenkii xalay ahaa ugusoo gabagaboobay Dalka Ghana Koobka Qaramada Africa oo ay xulal aad u fara badan sanadkan ka qeybgaleen, iyadoo Koobka oo aad u quruxbadnaana ay halkaasi ku hanteen xiddigaha xulka Masar (Egypt)....
QARAMADA AFRIKA : Kulamadii Xalay La Cayaaray & Natiijooyinkooda.
DHAKA Dalka Ghana ayaa waxaa wali si xiisa badan uga soconaya tartanka Koobka Qaramada Afrika, iyadoo habeenkii xalay ahaana ay fooda isdareen xulalka kala ah Tunisia & Senegal iyo xulalka South Africa iyo Angola......
Real Madrid Oo Heshiiska U Kordhisay Ruud Van Nistelrooy & Warbixino Kale.
MADRID,(SFB) - Kooxda Real Madrid ayaa xaqiijisay inay heshiis cusub la gadhay laacibkooda kaalinta weerarka uga safta ee Ruud van Nistelrooy, kadib markuu oggolaaday heshiis socon doona ilaa xilli-ciyaareedka 2010-ka...
...
Ma Dhab baa In Christano Ronaldo Uu u Baqooli Doono Kooxda Real Madrid ?!
Ciyaaryahanka xagga weerarka uga cayaara kooxda K/cagta ee Manchester United Cristiano Ronaldo, ayaa la caddeeyey in uu xilli-ciyaareedka dambe diiradda ku hayo in uu isaga tago kooxda Manchester United, islamarkaana uu u baqoolo dhinaca Kooxda Real Madrid......
Inter oo Gashaanka Ku Dhufatay Dalab Uga Yimid Kooxaha Chelsea & Real Madrid.
Jariiradda Corriere dello Sport ee kasoo baxda dalka Taliyaaniga ayaa ku warantay in Madaxweynaha kooxda K/cagta ee Inter Milan Massimo Moratti, uu gaashaanka ku dhuftay dalab heshiis oo uga yimi labada kooxood ee Real Madrid iyo Chelsea, kuwaasi oo doonaya Maicon iyo Zlatan Ibrahimovic.......
Chelsea Oo 2-1 Ku Garaacay Kooxda Fulham.
Kooxda K/cagta ee Chelsea oo hardan adag maanta la gashay Kooxda K/cagta ee Fulham ayaa ciyaar aad u xiisa badan oo dhexmartay waxa ay 2-1 guusha ku raacday kooxda K/cagta ee Chelsea........
Horyaalka Premier League Oo Maanta Lagdan Adag Uu ka Jiro .
Ciyaaraha Premeir League-ga ee dalka Britian oo heererkii ugu xiisaha badnaa iminka maraya ayaa waxaa maanta isku dhegan oo ballansan kooxaha kala ah : Arsenal waxa ay marti-gelin doontaa.......
Kooxda Flamengo Oo Dalabatay Ciyaaryahan Ronaldo
Naadiga dalka Brazil ee Flamengo, ayaa bilowday inay wadaxaajood heshiis la yeelato naadiga AC Milan, iyada oo ka dalban doonta in laacibka hore uga tirsanaan jiray qaranka Brazil Ronaldo uu dib ugu laabto kooxaha ka dhisan Koonfur Ameerika....
ARSENAL 7-0 DIRAY SLAVIA PRAGUE
Arsenal 7-0 Slavia Prague:-Kooxdda Arsenal London ayaa siXarago leh ua Badisay Kooxda Dlavia Prague kulankoodika dhacay garoonka Emirates Stadium London,guushaasayaa ka dhigtay Arsenal in eey hogaanka u qabato amaGruubkeeda horseed u noqoto iyagoo xiligan ku jirtaHabka dib u dhiska ...